Description
Xisaab Aasaasi
Coursadan waxaan ku baran doontaa xisaabta aasaasiga ah gaar ahaa arithmetic, sida
- Barashada Tirrooyinka
- Kudarta
- Kajarta
- Kudhufashada
- Uqeybinta.
- Jajabka (Fraction)
- Cabirada sida:
1. Area
2. Distance
3. Volume
4. Wheight
- Geomentry
- Algebra
Koorsadan waxa ay ka koobantahay muuqaallo, qoraalo iyo quiz yaal, loo soo naqshadeeyay sida ugu munaasabsan, uguna sahlan fahankeeda.
Aqoonta Hore
Looma baahna in aad aqoon hore ama dheeraad u lahaato xisaabta, sababta oo ah Maadadan waxaan ugu talagalnay dhamaan inta ubaahan in ay bartaan xisaabta aas aasiga, iyo inta jecel in ay soo celiyaan Xusuustooda Xisaabta. Hadii aad caruur ledahayna aad u barato si aad caruurtada uga caawiso cashara xisaabta ee iskuulka.